Guddiga Maaliyadda Labada Aqal ee Baarlamaanka oo guddoon doortay (Sawirro)

Guddiga KMG Maaliyadda ee xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii ugu horeyey waxa ay ku yeesheen Xarunta Aqalka Sare. Kulankaan ay xarunta Aqalka Sare ku yeesheen maanta xubnaha guddiga KMG maaliyadda ee labada Aqal ayaa  Ajendihiisa ahaa doorashada Guddoonka KMG ah ee hoggaaminaya guddigaasi . Guddoomiyaha Guddiga KMG Maaliyada loo doortay … Continue reading Guddiga Maaliyadda Labada Aqal ee Baarlamaanka oo guddoon doortay (Sawirro)